VISIT A.C.E.
   
 


CILMI BAARIS MUHIM AH


Uruka loo yaqaano Autism Society of America, wuxu shegaaya in 500 ee caruur ah midahaan uu ku dhasho cudurkan Autism, qaar kalena waxay sheegeen in tiradu intaas ka badantahay

Cudurka “Autism” oo sii kordhaaya

Autism wuxuu sadex jibaar ku badanyahay wiilasha

Degmada King County waxa laga helay cudurkan caruur dhan 6,000

Boqolkiiba 95 ayaa isfura qoysaska cudurkani saameeyo

Daawo la hubo ilaa hada looma helin cudurkan Autism

Adeegyada loogu talagalay Autism oo weli aad u yar

Caruurta cudurkan qabta oo dadladhaqankooda iyo dadlaxiriirkoda aad u liito

Dadka oo iska uruuriya caruurta cudurkani ku dhaco

 
 
   
Dadka afafka qalaad ku hadla oo aan helin taagero iyo wixii warar ah ee ay u baahanyihin ee ku saabsan cudurka Autism

Xaafadaha loo maleynaayo inu cudurkan ku dhici karo oo aan wax kaalmo ah aan helin.