VISIT A.C.E.
   
 


WAXAAN U ADEEGEYNAA BULSHOOYIN KALA DUWAN


Barnaamijka “AAY” waxa logu talagaly in lagu taageero bulshooyin kala
duwan. Degmada “King County”, waxa cudurkan laga helay caruur
tiradoodu dhantahay 6000. Waxa loo malaynayaa inay jiraan tiro kale
oo badan oo aan weli laa baarin. Ilmaha aan weli labaarin ee
loomalaynayo inay cudurkan qabaan wax kaalmo ah ama daawo ah
ma helaan . Sida darted, shabakadani waa talaabadi ugu horeysey ee
lagu kaalmeyn laha bulshooyin afkooda iyo dhaqankoodu kala duwan
 
 
   
  yahay. Waxa loofuraya bulshooyinka afafka qalaad ku hadla, iyo
hayadaha caawiya, tababar loogu sheegayo wixi war ku saabsan
cudarkan iyo sidi dadkaas loo kaaleynlaha.