MAXAA LAGU GARTA CUDURKAN?*
 |
Waxaa ku adag
laxiriirka dadka iyo jirkiisa oo
si joogto ah u ruxmanaya |
 |
Ilmaha oo aan
indhaha ku siin kareyn |
 |
Hadalka iyo
waxtilmaamista oo ku dhib ah |
 |
Waxyaalaha caruurtu
ku ciyaarto oo si khalad ah uu
isticmaalo |
 |
Dhex galka dadka oo
dhib ku ah, iyo ilmaha oo lamoodu
inu maskaxda ka jiranyahay. |
*
Iskajir: waxa suragal ah in ilmo
cudurkale qabaa lagu arko astamahan oo
kale.
......................
Astaamah lagugarto Autism
(waxa
lagasoo xigtey ururka Autism Society of
America: http://www.autism-society.org/)
"Caruurta
koritaankooda wax ka haleysanyihin waxay
u muuqdaan inay caadi yihin ila ay
gaareyso dadoodu 24-30 bilood, markaas
kadib oo waalidku dareemi karo in ilmaha
hadalkiisi , iyo wakhtigi ay ahayd inu
caruurta kale laciyaaro ay daahsinyihin.
Astaamahan oo keliya macnohoodu maha in
ilmahaasi cudurki qabo, waayo Autism
astaamihisu intaas way ka badanyihiin.
Astamah kale ee la xiriiri kara cudurkan
Autism waxa ka mid ah:
Dadlaxiriirka:
 |
Ilmaha oo ino hadlo
daahiya ama hadlikariwaaya |
 |
Ilmaha oo ku hadla
ereyo aan la fahmikarayn |
 |
Ilmaha oo gacmaha
wax ku tilmaama meeshi uu hadal
isticmaalilaha |
 |
Ilmaha oo aan wakhti
dheer qof dhegeysankarin |
Dhex galka dadka:
 |
Ilmaha oo dhex galka
dadku ku yaryahay |
 |
Ilmaha oo aan wax
xiisaha oo hayin inuu saaxibo
sameysto |
 |
Ilmaha oo indhaha
aan ku siin karayn, iyo qosolka
oo ku yar |
Dareenka:
 |
Dareenka maqalka,
wax urista iyo araga oo aan caadi
ahayn |
Ciyaarta:
 |
Ilmaha oo aan
ciyaartiisu caadi ahayn |
 |
Ilmaha oo ciyaar u
gaar ah uu jecel yahay aanay
jirin, ilmaha kale waxay
ciyaarayaana aanay xiiso u lahayn |
Akhlaakhda:
 |
Ilmaha oo noqda mid
ama aad u dulbadan ama aad u
fudud |
 |
Ilmaha oo muujiya
xanaaq sabablaan |
 |
Ilmaha oo aan ciyaar
bilaabi Karin , waxa ilmaha kale
ciyaarayaana aan ku dayankarin |
 |
Ilmaha oo muujinayaa
inu xiisa gaar ah u hayo shey
kaliya ama qof keliya |
 |
Ilmaha oo aan fahmi
Karin waxyalaha caadiga |
 |
Ilmaha oo lagayaabo
inu dagaalbato |
 |
Ilmaha oo ay ku
adkaaneyso inuu ogalaado wax
isbedel ah inay ku yimaadaan wixi
hore uu bartay |
Caruurta cudurkan autisim
lagahelo waxa suuragal ah inay qabaan
cuduru kale oo iyana laxiriira maskaxda,
waxana ka mid ah: Epilepsy, Mental
|
|