Kuso dhawada AAY
Access for Autistic Youth waa barnaamij loogutalagaly in taagero loogu fidiyo ilmaha
qaba jirrada looyaqaano Autism," iyado
aan qofna lagu tikooreyn asalkiisa,
dhaqankiisa ama dhaqaalihiisa.